Diblomaasiyaddda Iyo Dunida

Diblomaasiyaddda Iyo Dunida

Cabdi Shire Warsame

41,89 €
IVA incluido
Disponible
Editorial:
Looh Press
Año de edición:
2026
Materia
Métodos de investigación: general
ISBN:
9780956368836
41,89 €
IVA incluido
Disponible
Añadir a favoritos

DR. CABDI SHIRE WARSAME, waa Guddoomiyaha Xarun-goboleedka Hoggaaminta iyo Horumarinta (Regional Leadership and Development Centre ’RLDC.’ ). Waxa uu ka mid yahay, Guddiga Latalinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga ah oo ka kooban Xeel-dheereyaal dhinacayada Diblomaasiyadda iyo guud ahaan hawlaha Wasaaradda. Waxa uu xilal kala ah, Wasiirudowlaha Arrimaha Dibedda iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, ka qabtey, Dowladdii ku-meel-gaarka ahayd ee lagu dhisay Shirweynihii Carta ee Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Qoraagani, waxa uu ahaa, Diblomaasi sare oo soo baqtay, Xilal kala ah: Siihayaha Magacaaban ee Safaaradda Soomaaliya ee Tehran, Iran; Lataliyaha Siyaasadda ee Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, Kenya; Xoghayaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, Kenya; iyo, Madaxa Laanta Heshiisyada iyo Axdiyada Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Dr. Cabdi, waxa uu waxbarasho heerar kala duwan ah, ku kala qaatay: Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliya ee Muqdisho oo uu ka qaatay Lawriyada Sharciga; Dugsiga Ganacsiga iyo Maareynta, Jaamacadda Caalamiga ah ee Maraykanka (United States International University ’USIU’). Nairobi, Kenya oo uu ka qaatay shahaadooyin takhasus oo kala ah ’M.Sc. in Management and Organizational Development’ (MOD); ’Master of Business Administration’ (MBA). Qoraagani, waxa uu hore u soo saaray, ’Hoggaaminta Wanaagsan (2010); iyo ’Xallinta Khilaafka’ (2012). Buuggani, wuxuu:Kuu muujinayaa, sooyaalka Diblomaasiyadda;Kuu iftiiminayaa, Diblomaasiyadda waxa ay tahay iyo wax aysan ahayn;Ku barayaa, ahmiyadda iyo waxtarka Diblomaasiyadda;Si waafi ah kuu tusayaa, Hab-maamuuska Guud ee dowladaha Caalarnka, ay wada adeegsadaan;Ku tusayaa, in dowladi Hab-maamuuska la’aanti heybad yeelan karin;Soo bandhigayaa, doorka qaayaha !eh ee Qarammada Midoobey, ka qaadatay, Qaangaaridda Diblomaasiyadda;Kuu iftiiminayaa, saldhigga aasaasiga ah ee xiriirrada Diblomaasiyadeed iyo Qunsuliyadeed;Kuu tilmaamayaa, dowga habboon ee loo maro dhismaha diblomaasiyiinta;Kuu tebinayaa, Taariikh kooban ee Diblomaasiyadda Soomaaliya;Kuu muujinayaa, Hab-maamuuska Hoggaaminta Dhaqanka ee Soomaalida;Ku barayaa, Hab-maamuuska Dowladda Soomaaliya. 6

Artículos relacionados

  • Reflective Practice as Professional Development
    Atsuko Watanabe
    This book presents a researcher’s work on reflective practice with a group of high school teachers of English in Japan. Beginning with a series of uncomfortable teacher training sessions delivered to unwilling participants, the book charts the author’s development of new methods of engaging her participants and making use of their own experiences and knowledge. Both an in-depth...
  • Improving the method of forming the geoinformation base of the state cadastre of cultural heritage objects
    Sattorov Shaxzod
    This book examines and analyzes the scientific works of foreign scientists, the regulatory requirements for the creation of the geoinformation basis of the state cadastre of cultural heritage objects, and the selection criteria used to identify suitable locations. Details are given on the cultural heritage items that are still in existence in the Bukhara region, along with thei...
    Disponible

    26,90 €

  • How To Build Augury
    Mark Alexander McClish
    Are you tired of fighting to survive? Are you worn out from working unrealistic hours, being denied actual healthcare and compassion, and never having enough time for family or personal pursuits? Now imagine a place where health is elevated and community holds each other up, science and machines allow us to work efficiently and with fewer hours, and people are allowed to be sec...
    Disponible

    27,10 €

  • Measuring Research
    Cassidy R. Sugimoto / Vincent Lariviaere
    Policy makers, academic administrators, scholars, and members of the public are clamoring for indicators of the value and reach of research. The question of how to quantify the impact and importance of research and scholarly output, from the publication of books and journal articles to the indexing of citations and tweets, is a critical one in predicting innovation, and in deci...
    Disponible

    14,91 €

  • Research Design Simplified
    Rafiq Muhammad
    Are you overwhelmed by the complexities of research design?Do you struggle to decide between qualitative, quantitative, or mixed methods? You’re not alone. Many new (and even experienced) researchers feel lost in the maze of conceptual, methodological, and practical decisions.This comprehensive guide demystifies research design by breaking down complex concepts into easy-to-fol...
    Disponible

    41,41 €

  • Implicit Bias and Mental Health Professionals
    C. Curtis Holmes Ph.D.
    As mental health professionals working at a child advocacy center (CAC), both authors have experienced and researched issues that impact each professional field, which makes up the multidisciplinary team (MDT). These fields primarily include mental health professionals of children, school counselors and school social workers, forensic interviewers, child and family advocates, s...
    Disponible

    18,89 €